SOMWA
SOMWA
  • 868
  • 4 561 726

Відео

DOOD DADWEYNE OO KU SAABSAN DOORASHADA TOOSKA AH EE SOOMAALIYA
Переглядів 683 місяці тому
UNSOM iyo SOMWA ayaa iska kaashada qabsoomida dood ku saabsan sidii dadka reer koonfur galbeed ay wax uga fahmi lahaayeen ka qeyb qaadashada doorashada tooska.
SOMWA OO QABATAY DOOD KU SAABSAN MAALINTA CAALAMIGA EE HAWEENKA EE 8 MAARSO 2024
Переглядів 1015 місяців тому
International Women’s Day, SOMWA holds an open discussion that calls on investing in women and promoting gender equality in Somalia, ‘Count Her In: Invest in Women, and Accelerate Progress’.
SOMWA CELEBRATES WORLD RADIO DAY 2024
Переглядів 296 місяців тому
Somali Media Women Association (SOMWA) presents a piece of highlights on the role Somali radio stations played in their daily news and reports of the El Nino rain.
DOOD KU SAABSAN OLOLAHA 16 MAALMOOD EE CIRIBTIRKA XADGUDUBYADA KA DHANKA AH HAWEENKA
Переглядів 498 місяців тому
Ururka SOMWA oo magaalada Baydhabo ku qabatay dood la xiriirta sidii loo ciribtiri lahaa tacadiyadda ka dhanka ah haweenka, taasoo socotay 16 maalmood
DOOD KU SAABSAN SUURTAGALNIMADA IN DOORASHO QOF IYO COD AY KA DHACDO SOMALIA
Переглядів 70Рік тому
Tababar fagaaro ka hadalka dumarka siyaasiyiinta ah iyo kuwa daneeya in ay ku soo biiraan saaxada siyaasada oo lagu qabtay magaalda Xudur, ee gobolka Bakool. Tababarkan waxaa qabtay ururka SOMWA, waxaana maalgeliyey UN Somalia.
QAAR KA MIDA HAWEENKA OO ARAGITOODA KA DHIIBTAY FAGAARA KA HADALKA TABABARKII AY KA QEYB GALEEN
Переглядів 59Рік тому
Tababar fagaaro ka hadalka dumarka siyaasiyiinta ah iyo kuwa daneeya in ay ku soo biiraan saaxada siyaasada oo lagu qabtay magaalda Xudur, ee gobolka Bakool. Tababarkan waxaa qabtay ururka SOMWA, waxaana maalgeliyey UN Somalia.
TABABAR KU SAABSAN FAGAARE KA-HADALKA DUMARKA SIYAASIINTA OO LAGU QABTAY XUDUR, BAKOOL
Переглядів 34Рік тому
Tababar fagaaro ka hadalka dumarka siyaasiyiinta ah iyo kuwa daneeya in ay ku soo biiraan saaxada siyaasada oo lagu qabtay magaalda Xudur, ee gobolka Bakool. Tababarkan waxaa qabtay ururka SOMWA, waxaana maalgeliyey UN Somalia
SOMWA OO XUDUR KU QABATAY TABABAR KU SAABSANAA TABINTA WARARKA XILLIGA DOORASHADA
Переглядів 58Рік тому
Tababar saddex cisho oo ku saabsan xakameynta wararka been-abuurka ah, ka hortaga wararka naceybka ku saleysan iyo tebinta wararka dooroshooyinka. Waxaa tababarkan lagu qabtay magaalada Xudur ee gobolka Bakool.
Panel discussion on promoting digital capacity building for women/girls in Somalia
Переглядів 69Рік тому
An open panel discussion on promoting digital capacity building for women/girls and the protection of their rights to safe digital platforms. Conducted by SOMWA supported by @UNSomalia
TABABAR 3 CISHO SOCDAY OO SOMWA AY KU QABATAY BAYDHABO, SOMALIA
Переглядів 132Рік тому
Bishii Janaayo ee sandkan 2023, waxaa lasoo gabagabeeyey Tababar 3 maalin ah oo ku saabsanaa "horumarinta muuqaalka iyo kobcinta awoodda haweenka warbaahinta" oo aay qabatay Somali Media Women association oo ay iska kaa shanayaan UNSOM
KHUDBADII XILDHIBAAN XANIFA XAABSADE KA JEEDISAY XAFLADII URURKA SOMWA EE MUQDISHO
Переглядів 1,4 тис.4 роки тому
KHUDBADII XILDHIBAAN XANIFA XAABSADE KA JEEDISAY XAFLADII URURKA SOMWA EE MUQDISHO
KHUDBADII XILDHIBAAN MOHAMED XUSEN ISAQ AFARALE EE XAFLADII URURKA SOMWA OK
Переглядів 2914 роки тому
KHUDBADII XILDHIBAAN MOHAMED XUSEN ISAQ AFARALE EE XAFLADII URURKA SOMWA OK
KHUDBADII XILDHIBAAN CABDIFATAX GEESE EE XAFLADII SOMWA
Переглядів 1544 роки тому
KHUDBADII XILDHIBAAN CABDIFATAX GEESE EE XAFLADII SOMWA
KHUDBADII XILDHIBAAN ABDI SHIRE UU KAJEEDIYAY XAFLADII URURUKA SOMWA
Переглядів 2494 роки тому
KHUDBADII XILDHIBAAN ABDI SHIRE UU KAJEEDIYAY XAFLADII URURUKA SOMWA
KHUDBADII UU KA JEEDIYAY XILDHIBAAN ABDIFITAH QAASIM KULANKII DAAHFURKA URURKA HAWEENKA SUXUFIYIINTA
Переглядів 984 роки тому
KHUDBADII UU KA JEEDIYAY XILDHIBAAN ABDIFITAH QAASIM KULANKII DAAHFURKA URURKA HAWEENKA SUXUFIYIINTA
KHUDBADII GUDOOMIYAHA HAYADDA GAREDO CALI NUUR CALI AADAN EE KU AADANAYDURURKA SOMWA
Переглядів 414 роки тому
KHUDBADII GUDOOMIYAHA HAYADDA GAREDO CALI NUUR CALI AADAN EE KU AADANAYDURURKA SOMWA
KHUDBADII ABDIRAHMAN ABDI SHAKUR EE XAFLADII URURKA SOMWA MUQDISHO
Переглядів 3214 роки тому
KHUDBADII ABDIRAHMAN ABDI SHAKUR EE XAFLADII URURKA SOMWA MUQDISHO
JAWAAHIR BAARQAB GUD HAWEENKA G BANAADIR OO HADAL QIIMA LEH KA JEESIDAY XAFLADII SOMWA
Переглядів 2044 роки тому
JAWAAHIR BAARQAB GUD HAWEENKA G BANAADIR OO HADAL QIIMA LEH KA JEESIDAY XAFLADII SOMWA
KHUDBADII ABDIRAHMAN KORONTO EE XAFLADII SOMWA
Переглядів 3,5 тис.4 роки тому
KHUDBADII ABDIRAHMAN KORONTO EE XAFLADII SOMWA
KHUDBADII DULYAR EE XALADII SOMWA KU QABATAY MUQDISHO
Переглядів 1144 роки тому
KHUDBADII DULYAR EE XALADII SOMWA KU QABATAY MUQDISHO
KHUDBADII MARYAN SEYLAC GUDOOMIYAHA URURKA SUXUFIYIINTA HAWEENKA SOOMAALIYEED EE SOMWA
Переглядів 3214 роки тому
KHUDBADII MARYAN SEYLAC GUDOOMIYAHA URURKA SUXUFIYIINTA HAWEENKA SOOMAALIYEED EE SOMWA
AGAASIMAHA WARBAAHINTA GOBOLKA BANAADIR HADALKII UU KA JEEDIYAY XAFLADII URURKA SOMWA
Переглядів 1165 років тому
AGAASIMAHA WARBAAHINTA GOBOLKA BANAADIR HADALKII UU KA JEEDIYAY XAFLADII URURKA SOMWA
MUSHARRAX IBRAHIM ISAAQ YARO OO SHEEGAY INUU GACAN KA GEYSAN DOONO FATAHAADA HIIRAAN
Переглядів 4176 років тому
MUSHARRAX IBRAHIM ISAAQ YARO OO SHEEGAY INUU GACAN KA GEYSAN DOONO FATAHAADA HIIRAAN
DAAWO QODOBADA WARKII MAANTA EE KALSAN TV
Переглядів 4486 років тому
DAAWO QODOBADA WARKII MAANTA EE KALSAN TV
RAISUL WASAARAHA OO MAGACAABAY GUDDI U QAABILSAN HIIRAAN ARIMAHA FATAHAADA
Переглядів 2296 років тому
RAISUL WASAARAHA OO MAGACAABAY GUDDI U QAABILSAN HIIRAAN ARIMAHA FATAHAADA
MUSHARRIXIINTA UGU CADCAD GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO LASHAACIYAY IYO AMB MURSAL OO HOGAANKA HAYA 2
Переглядів 3116 років тому
MUSHARRIXIINTA UGU CADCAD GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO LASHAACIYAY IYO AMB MURSAL OO HOGAANKA HAYA 2
CIIDAMADA JABUUTI OO GURMAD U FIDIYAY DADKA FATAHAADA WEBIGA KU SAMAAEEYAY BALADWEYNE
Переглядів 2,1 тис.6 років тому
CIIDAMADA JABUUTI OO GURMAD U FIDIYAY DADKA FATAHAADA WEBIGA KU SAMAAEEYAY BALADWEYNE
WARARKA CAALAM EE KALSAN TV 28 04 2018
Переглядів 3856 років тому
WARARKA CAALAM EE KALSAN TV 28 04 2018
GUDOOMIYAHA G MAROODIJEEX EE WADANI OO SOODHOWEYNLOOGU SAMEEYAY LONDON
Переглядів 1 тис.6 років тому
GUDOOMIYAHA G MAROODIJEEX EE WADANI OO SOODHOWEYNLOOGU SAMEEYAY LONDON

КОМЕНТАРІ

  • @AnasMaxamed-f5v
    @AnasMaxamed-f5v 3 дні тому

    Horta inantani codmacaanaa

  • @cismancisman2664
    @cismancisman2664 21 день тому

    inta 2024 dawaneysa sugeysana 1August ❤

  • @user-hv1bf9rt8w
    @user-hv1bf9rt8w Місяць тому

    Alleh ha ku naxriisto😢

  • @YasmiinMohamud-pd7sw
    @YasmiinMohamud-pd7sw Місяць тому

    Hapeen kuma ilaawine rapppi haku janeey0 awo0we😢

  • @duca_qaba
    @duca_qaba Місяць тому

    Tawraat iyo injiilba wey qareen, ka horna waxan lahayn biqortooyooyin kala duwan sida faraaciinta

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp Місяць тому

    2024 dawanaya dee

  • @CadanWayne
    @CadanWayne 2 місяці тому

    ShalaY baY ahaYd marka dhaGaYsanaYeY hadana 10 sano kaso wareegtay😢

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 місяці тому

    Absolut

  • @McBakistan
    @McBakistan 2 місяці тому

    Maslitas doorashada ban xasuusta xamasad miiran bay ahayid

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 2 місяці тому

    Allah haunaxaristo

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 3 місяці тому

    Waabeen waxa ukuhadlaya acudibila qurqfaad buhaya hadhegeysanina

  • @user-ep6bx9bh4g
    @user-ep6bx9bh4g 3 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙌🙌🙌😭😭😭

  • @ayuup______kilwe4268
    @ayuup______kilwe4268 3 місяці тому

    Heestaas waxan dhagaysan jiray anoo yar ano 11 jir ah oo fasalka 4aad kujira waxana joogay dhahar. cajiib Iminkana jamcada waxan si galaya junior 😅waxana jooga borame on jamacad Amoud kawado

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 3 місяці тому

    weeraar argagixiso aad loogu xumaado

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 4 місяці тому

    Nadaara waa duli

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 5 місяців тому

    Dalxureye✍️❤️

  • @CabdiraxamaanXasan-op5yb
    @CabdiraxamaanXasan-op5yb 5 місяців тому

    Inti soon walboo daawatoo setahaay wall

  • @abdiali5093
    @abdiali5093 5 місяців тому

    😅😅😅

  • @hodanmahamed2299
    @hodanmahamed2299 5 місяців тому

    10 years Kadip dhaheysanoya

  • @umumascudChannel
    @umumascudChannel 6 місяців тому

    2024 helloo

  • @DeekaWarsame
    @DeekaWarsame 7 місяців тому

    Xusuus😢😢😢 10years ago wagaas uxiisay

  • @Naske14
    @Naske14 7 місяців тому

    Woow Amazing 2024🎉❤🎉

  • @wll__________kumar_____4682
    @wll__________kumar_____4682 7 місяців тому

    Memories time ❤😢🎉

  • @siciiddiiriye9012
    @siciiddiiriye9012 7 місяців тому

    Safia 🥲 adi kugu xasusta wlshyey

  • @shukriinamohamed8165
    @shukriinamohamed8165 7 місяців тому

    2024

  • @CkafiMohamud
    @CkafiMohamud 7 місяців тому

    1/1/2024 Mardale soo labo

  • @ftmaBashir
    @ftmaBashir 7 місяців тому

    1st Jan 2024 😅

  • @user-ie6jo6ee5p
    @user-ie6jo6ee5p 7 місяців тому

    Heesti ano yara maqli jirey adun😅

  • @misbaxaxmed1962
    @misbaxaxmed1962 7 місяців тому

    Inshallah waxan rajen abdiwali inu nooso labto🤲🤲

  • @user-fh9tk6bg3j
    @user-fh9tk6bg3j 7 місяців тому

    Barigay heestaan soobaxday waxaan jiray 8 hadan 17 baanjiraa bishu waa 12 ,23,2023 waana xiligii ayhada heesta qaadayaan bilahay iskaga ekyihii lakii sandku wuxuuu ahaa 2014 xasuus

  • @calicucunaaye7003
    @calicucunaaye7003 8 місяців тому

    Cabdiwali haduu diyaar yahy

  • @user-xe6rf5bn8s
    @user-xe6rf5bn8s 8 місяців тому

    2024 insha allh😂❤

  • @nastehosahal7620
    @nastehosahal7620 8 місяців тому

    2023/12/21 Marki cabdiwali u tartamy xilka puntaland wadhagesanooya😂🔥

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 8 місяців тому

    2023/12/20 😅😅 Ololaha 5ta sanoo soo socota😅😅

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 8 місяців тому

    I was remember 10 years ago "Abdiweli ku taageer" was trending song ❤😂

  • @user-wq9xc6fy2u
    @user-wq9xc6fy2u 8 місяців тому

    Ano yar ba dhagysn jiry hestaan 2014 hadana 10 years laga jogaa 20/12/23 ❤😂

  • @Yossef_Apdrzak
    @Yossef_Apdrzak 8 місяців тому

    Musharax madaxwayne Puntland C/wali maxamed cali gaas awowe guul ku rajaynaya

  • @user-bq8gs9bs9r
    @user-bq8gs9bs9r 8 місяців тому

    2023/12/20

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 8 місяців тому

    wa doqon fikir Snmland xambarsan maanta Jabuti ayaa laga eryey

  • @user-ft4vm7mn2d
    @user-ft4vm7mn2d 8 місяців тому

    Xittaa cali warwaaq abtirsiga qabiilka ceyr kujiraa

  • @zekeriyeqarbe
    @zekeriyeqarbe 8 місяців тому

    Wa doorashadii ugu horeysy an ku indho qaday tagerona wa u aha❤😂clwali mrka wali xamaasad bey ahyd mrkzna class 5 ba aha heestna kuwo wllheyga ka dhagesan jiry🥺😂xasuus ❤allow puntlandernimada nagu dil 🇸🇱👑🥺

    • @fardowsocali3711
      @fardowsocali3711 8 місяців тому

      Kula mid baan ahay wlhi waa dorashadi igu horaysay aan kucaqliyeystay hadana gaas tagere u aha xasus walhi waagas xamasad ❤

  • @abdirahmanlobaan421
    @abdirahmanlobaan421 8 місяців тому

    kalasik, dawlo puntland

  • @Garoor
    @Garoor 8 місяців тому

    Ninka sida uniikinaya 2023 waa godoomiye barlamanka puntland abdirashid Yusuf Ilaahow adaa puntland umaqan😢

  • @maanka8907
    @maanka8907 8 місяців тому

    Allahu akbar 2024 ayaa lasii gali rabaa waxuu sheegayna way rumoobeen ama saansaan dowlad masoo muuqato

  • @maanka8907
    @maanka8907 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 9 місяців тому

    Dhacdadan runtii waxaa loga dan laha si iraq loo weeraro sirdoonka mareykanku qeyb weyn buku lahaa

  • @mariamabdiqadir3072
    @mariamabdiqadir3072 9 місяців тому

    Omg abdiwali gaas waga tagera buuxda u ahaa wlhy from. Bosaso❤

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 9 місяців тому

    10yrz😮😮aduunku orod badanaa hader ahaydbee

  • @H.EPresidentGaas
    @H.EPresidentGaas 9 місяців тому

    😂😂 Thats my senator Mr jibril 😂

  • @QaanqeeBakarwaaree
    @QaanqeeBakarwaaree 9 місяців тому

    Wwww🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤